Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 19:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa raggii reer Yahuudah waxay ugu jawaabeen raggii reer binu Israa'iil, War boqorku annaguu na hilib xigaa, ee maxaad xaaladdan ugu cadhoonaysaan? War ma annagaa boqorka wax ka cunnay? Mase hadiyad buu na siiyey?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 19

arki Samuu'eel Labaad 19:42 macnaha guud