Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 19:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba anoo addoonkaaga ah, waan ku baryayaaye, i daa aan dib u noqdee, si aan ugu dhinto magaaladaydii iyo meel u dhow qabrigii aabbahay iyo hooyaday. Laakiinse bal eeg addoonkaagii Kimhaam; isagu ha kula gudbo, boqorow, sayidkaygiiyow, oo isaga ku samee wax alla wixii kula wanaagsan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 19

arki Samuu'eel Labaad 19:37 macnaha guud