Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 18:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waardiyihii wuxuu yidhi, Waxaan u malaynayaa inuu ninka hore orodkiisu u eg yahay orodkii Axiimacas ina Saadooq. Markaasaa boqorkii wuxuu yidhi, Isagu waa nin wanaagsan, wuxuu soo wadaa war wanaagsan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 18

arki Samuu'eel Labaad 18:27 macnaha guud