Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 17:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Absaaloomna wuxuu ciidankii madax uga dhigay Camaasaa, oo Yoo'aab wuu ka beddelay. Haddaba Camaasaa waxaa dhalay nin reer binu Israa'iil ah oo magiciisa la odhan jiray Yitraa, oo wuxuu qabay Abiigayil oo ay Naaxaash dhashay, oo waxay la dhalatay Seruuyaah oo ahayd Yoo'aab hooyadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 17

arki Samuu'eel Labaad 17:25 macnaha guud