Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 17:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse wiil baa arkay iyagii, oo wuxuu u soo sheegay Absaaloom, oo iyana labadoodiiba haddiiba way carareen, oo waxay yimaadeen nin Baxuuriim deggan gurigiis oo barxadda ceel ku leh; oo iyana halkaasay ku dhaadhaceen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 17

arki Samuu'eel Labaad 17:18 macnaha guud