Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 17:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse anigu waxaan ku talinayaa in reer binu Israa'iil oo dhammu adiga kuu soo shiraan oo ay ka yimaadaan tan iyo Daan iyo ilaa Bi'ir Shebac, oo ay u soo bataan sida cammuudda badda agteeda taal; oo aad adiga qudhaadu dagaalka gashid.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 17

arki Samuu'eel Labaad 17:11 macnaha guud