Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 16:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu waa ku kor saaray reer Saa'uul dhiiggoodii oo dhan, Saa'uulkaasoo aad meeshiisii xukumayso; oo Rabbigu boqortooyadii gacantuu u geliyey wiilkaaga Absaaloom; oo bal eeg, adiga belaayadaadii baa kula tagtaye, maxaa yeelay, waxaad tahay nin dhiig qaba.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 16

arki Samuu'eel Labaad 16:8 macnaha guud