Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 16:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Siibaa ku yidhi, War waxyaalahan maxaad ula jeeddaa? Oo Siibaana wuxuu yidhi, Dameeraha waxaan u keenay in boqorka reerkiisu fuulaan; kibista iyo midhahana waxaan u keenay in ragga dhallinyarada ahu cunaan; khamrigana waxaan u keenay in ku alla kii cidlada ku itaal darnaadaa uu cabbo.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 16

arki Samuu'eel Labaad 16:2 macnaha guud