Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 15:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay afartan sannadood dhammaadeen ayaa Absaaloom boqorkii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, i sii daa aan Xebroon tagee, waayo, waxaan doonayaa inaan halkaas ku bixiyo nidar aan Rabbiga u galay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 15

arki Samuu'eel Labaad 15:7 macnaha guud