Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 15:36-37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

36. Oo iyana waxay halkaas ku haystaan labadoodii wiil oo ahaa Axiimacas ina Saadooq, iyo Yoonaataan ina Aabyaataar; oo iyaga waxaad iigu soo dhiibtaan wax alla wixii aad maqashaanba.

37. Sidaas daraaddeed Xuushay oo ahaa Daa'uud saaxiibkiis magaaladii buu soo galay; oo Absaaloomna Yeruusaalem buu soo galay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 15