Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 15:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse haddaad magaaladii ku noqotid, oo aad Absaaloom ku tidhaahdid, Boqorow, addoonkaagii baan noqonayaa; oo sidaan hore aabbahaa addoonka ugu ahaan jiray, ayaan haddana adiga addoon kuugu ahaanayaa; markaas waxaad iiga adkaanaysaa talada Axiitofel.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 15

arki Samuu'eel Labaad 15:34 macnaha guud