Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 15:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna wuxuu fuulay jiirtii Buur Saytuun oo intuu sii socdayna wuu ooyayay, isagoo hagoogan, oo caga cad, oo dadkii la jiray oo dhammuna midkood waluba wuu hagoogtay, oo kor bay tageen, iyagoo ooyaya intay kor u sii socdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 15

arki Samuu'eel Labaad 15:30 macnaha guud