Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Addoonkaaga Yoo'aab ahu wuxuu waxan u sameeyey inuu xaalka si kale u beddelo aawadeed. Sayidkaygiiyow, caqli baad leedahay, waxaanad leedahay xigmad sida tan malaa'igta Ilaah oo kale ah, oo waxaad garan kartaa waxyaalaha dhulka ku jira oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 14

arki Samuu'eel Labaad 14:20 macnaha guud