Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 14:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoo'aab u cid diray Teqooca, oo wuxuu halkaas uga yeedhay naag caqli badan, oo ku yidhi, Waan ku baryayaaye, waxaad iska dhigtaa sidii mid barooranaysa, oo waan ku baryayaaye, waxaad xidhataa dharkii baroorta, saliidna ha ku subkan, laakiinse waxaad noqotaa sidii naag wakhti dheer ku ka dhintay u barooranaysay;

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 14

arki Samuu'eel Labaad 14:2 macnaha guud