Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 14:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kolleyba dhammaanteen waan dhimanaynaa, oo waxaannu la mid nahay sidii biyo dhulka ku daatay, oo aan mar dambe la soo ururin karin; oo Ilaahna nafta ma qaado, laakiinse si fiican buu u talaggalaa, si uusan kii xaggiisa laga eryay u noqonin ku isaga ka go'ay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 14

arki Samuu'eel Labaad 14:14 macnaha guud