Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 13:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoonaadaab, oo ahaa ina Shime'aah Daa'uud walaalkiisii ayaa ugu jawaabay, Sayidkaygiiyow, ha moodin in la wada laayay wiilashii boqorka oo dhan, laakiinse waxaa dhintay Amnoon oo keliya, waayo, Absaaloom taas wuu goostay, wuuna ku talo jiray tan iyo maalintii uu Amnoon xoogay walaashiis Taamaar.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 13

arki Samuu'eel Labaad 13:32 macnaha guud