Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 13:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Absaaloom midiidinnadiisii amray, oo ku yidhi, Haddaba ogaada markii Amnoon intuu khamriga cabbo ku farxo, oo aan idinku idhaahdo, Amnoon dila, markaas waa inaad dishaan, hana baqina, waayo, sow anigu idinkuma amrin? Saas aawadeed dhiirranaada oo xoog yeesha.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 13

arki Samuu'eel Labaad 13:28 macnaha guud