Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 13:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Absaaloom ku yidhi, Wiilkaygiiyow saas ma aha, ee yaannan kulligayo wada tegin, waaba intaasoo aannu culaab kugu noqonnaaye. Oo isna wuu ku sii adkeeyey, habase yeeshee wuu diiday inuu raaco, laakiinse wuu u duceeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 13

arki Samuu'eel Labaad 13:25 macnaha guud