Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 12:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorkoodii madaxiisii ayuu taajkii ka qaaday, oo miisaankiisuna wuxuu ahaa talanti dahab ah, dhagxan qaali ahna wuu lahaa; markaasaa Daa'uud madaxa loo saaray. Oo wuxuu dibadda u soo bixiyey dhacii magaalada oo aad iyo aad u badnaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 12

arki Samuu'eel Labaad 12:30 macnaha guud