Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 12:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse ninkii miskiinka ahaa waxba ma lahayn, nayl yar mooyaane, taasoo uu mar hore soo iibsaday oo uu korsaday; waxayna la kortay isagii iyo carruurtiisii, oo wax bay ka cuntay cuntadiisii, oo koobkiisay wax kula cabtay, oo laabtiisay ku jiifsatay, waxayna u ahayd sidii gabadhiisii oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 12

arki Samuu'eel Labaad 12:3 macnaha guud