Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 10:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba si fiican u dhiirranow, oo aynu rag u ahaanno dadkeenna, iyo magaalooyinka Ilaaheen aawadood; oo Rabbiguna ha sameeyo wixii la wanaagsan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 10

arki Samuu'eel Labaad 10:12 macnaha guud