Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 9:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Samuu'eelna wuu u jawaabay Saa'uul oo ku yidhi, Wax arkuhu waa aniga, meesha sare hortay taga, waayo, idinku maanta anigaad wax ila cunaysaan, oo subaxdiina waan ku dirayaa, oo kulli waxa qalbigaaga ku jira oo dhanna waan kuu sheegi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 9

arki Samuu'eel Kowaad 9:19 macnaha guud