Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 9:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Berri haddaa oo kale waxaan kuu soo dirayaa nin ka yimid dalka reer Benyaamiin, haddaba waa inaad isaga subagtaa inuu amiir u ahaado dadkayga reer binu Israa'iil, oo isna wuxuu dadkayga ka badbaadin doonaa gacanta reer Falastiin, waayo, anigu waxaan soo dhugtay dadkayga, maxaa yeelay, oohintoodii baa i soo gaadhay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 9

arki Samuu'eel Kowaad 9:16 macnaha guud