Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 9:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad magaalada gashaan, isla markaasba waad helaysaan isaga intuusan meesha sare tegin inuu wax ku cuno, waayo, dadku wax cuni maayaan ilaa uu yimaado, maxaa yeelay, isagaa allabariga ku duceeya; dabadeedna kuwii loo yeedhay way cunaan. Haddaba sidaas daraaddeed kaca, waayo, hadda waad helaysaan isagii.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 9

arki Samuu'eel Kowaad 9:13 macnaha guud