Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 9:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu midiidinkiisii ku yidhi, Wax wanaagsan baad tidhi, haddaba ina keen aan tagnee. Sidaas daraaddeed waxay galeen magaaladii ninka Ilaah joogay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 9

arki Samuu'eel Kowaad 9:10 macnaha guud