Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaa jiray nin reer Benyaamiin ah, oo magiciisana waxaa la odhan jiray Qiish, oo wuxuu ahaa ina Abii'eel, ina Seroor, ina Bekoorad, ina Afiyax, oo reer Benyaamiin ah, kaasoo ahaa nin xoog leh oo geesi ah.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 9

arki Samuu'eel Kowaad 9:1 macnaha guud