Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 8:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiguna wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Bal dhegayso codka dadka iyo kulli waxa ay ku leeyihiin oo dhan, waayo, adiga kuma ay diidin, laakiinse anay i diideen, inaanan iyaga u ahaan boqor.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 8

arki Samuu'eel Kowaad 8:7 macnaha guud