Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 8:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Codkooda maqal oo boqor u yeel iyaga. Markaasaa Samuu'eel wuxuu dadkii reer binu Israa'iil ku yidhi, Taga oo ninkiin waluba magaaladiisii ha tago.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 8

arki Samuu'eel Kowaad 8:22 macnaha guud