Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel soo kaxaystay wan yar oo caanonuug ah oo wuxuu Rabbiga ugu bixiyey allabari la gubo dhammaantiis; markaasaa Samuu'eel Rabbiga u baryay reer binu Israa'iil aawadood; oo Rabbiguna wuu ka aqbalay Samuu'eel.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 7

arki Samuu'eel Kowaad 7:9 macnaha guud