Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 6:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuu laayay dadkii Beytshemesh, maxaa yeelay, waxay dhugteen sanduuqii Rabbiga gudihiisa, oo wuxuu dadkii ka laayay konton kun iyo toddobaatan nin, oo dadkiina way baroorteen, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu laayay dad aad u badan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 6

arki Samuu'eel Kowaad 6:19 macnaha guud