Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 6:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sacihiina waxay qaadeen jidkii toosnaa oo Beytshemesh, oo waxay tageen xagga jidkii weynaa iyagoo sii bunaaxinaya intii ay sii socdeen, oo midig iyo bidix toona uma ay leexan, oo madaxdii reer Falastiinna way daba socdeen ilaa soohdintii Beytshemesh.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 6

arki Samuu'eel Kowaad 6:12 macnaha guud