Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 5:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed way u cid dirteen oo soo wada urursadeen madaxdii reer Falastiin oo dhan, oo waxay ku yidhaahdeen, Sanduuqa Ilaaha reer binu Israa'iil inaga fogeeya, oo iska daaya, meeshiisii haddana ha tagee, oo innaga iyo dadkeennaba yuu ina layne; waayo, magaalada waxaa kulligeed ku dhex jiray naxdinta dhimashada, oo halkaasna gacanta Ilaah waa ku cuslayd.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 5

arki Samuu'eel Kowaad 5:11 macnaha guud