Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 31:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii reer binu Israa'iil oo dooxadii dhankeeda kale joogay, iyo kuwii Webi Urdun shishadiisa joogay, markay arkeen in raggii reer binu Israa'iil carareen oo Saa'uul iyo wiilashiisii ay dhinteen ayay magaalooyinkii ka tageen oo carareen; markaasaa reer Falastiin yimaadeen oo iska degeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 31

arki Samuu'eel Kowaad 31:7 macnaha guud