Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 31:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba reer Falastiin waxay la dirireen reer binu Israa'iil, oo raggii reer binu Israa'iilna way ka carareen reer Falastiin, oo Buur Gilboca ayay ku daateen iyagoo la laayay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 31

arki Samuu'eel Kowaad 31:1 macnaha guud