Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana Rabbigu wuxuu Samuu'eel u yeedhay mar saddexaad. Oo isna wuu kacay oo u tegey Ceelii, wuxuuna ku yidhi, Waa i kan; waayo, waad ii yeedhay. Oo Ceeliina markaasuu gartay in Rabbigu u yeedhay yarka.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 3

arki Samuu'eel Kowaad 3:8 macnaha guud