Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 3:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu haddana u yeedhay oo yidhi, Samuu'eelow. Kolkaasaa Samuu'eel kacay oo Ceelii u tegey, oo wuxuu ku yidhi, Waa i kan, waayo, waad ii yeedhay. Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Wiilkaygiiyow, kuuma aan yeedhin ee iska jiifso.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 3

arki Samuu'eel Kowaad 3:6 macnaha guud