Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Waxa Rabbigu kuu sheegay waa maxay? Waan ku baryayaaye, ha iga qarin. Ilaah ha kugu sameeyo waxaas iyo wax ka sii daranba, haddii aad iga qarisid innaba wixii uu kuu sheegay oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 3

arki Samuu'eel Kowaad 3:17 macnaha guud