Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 29:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu Aakiish ku yidhi, War maxaan sameeyey? Oo xumaanmaad igu aragtay anoo addoonkaaga ah intii aan kula joogay iyo ilaa maantadan, oo maxaa laygu diiday si aanan u tegin oo aanan ula diririn cadaawayaashaada, boqorow sayidkaygiiyow?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 29

arki Samuu'eel Kowaad 29:8 macnaha guud