Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 28:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naagtiina waxay ku tidhi, Bal eeg, waad og tahay Saa'uul wuxuu sameeyey, iyo siduu dalka uga saaray kuwii ruuxaanta lahaa, iyo saaxiriintii oo dhanba. Haddaba bal maxaad dabin iigu dhigaysaa si aan u dhinto?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 28

arki Samuu'eel Kowaad 28:9 macnaha guud