Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 28:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel Saa'uul ku yidhi, War maxaad ii soo dhibtay oo ii soo kicisay? Markaasaa Saa'uul wuxuu ugu jawaabay, Anigu aad baan u dhibbanahay; waayo, reer Falastiin baa ila dagaallama, oo Ilaahna waa iga tegey, oo marna iima jawaabo, oo nebiyo iyo riyooyin midna igulama hadlo, sidaas daraaddeed ayaan kuugu yeedhay, inaad i ogeysiisid waxaan sameeyo.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 28

arki Samuu'eel Kowaad 28:15 macnaha guud