Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 27:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna Aakiish buu la joogi jiray Gad, isagii iyo raggiisiiba, oo nin waluba reerkiisii wuu watay, oo xataa Daa'uud wuu watay labadiisii naagood, kuwaasoo ahaa Axiinocam tii reer Yesreceel iyo Abiigayil tii reer Karmel oo Naabaal u dhaxday.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 27

arki Samuu'eel Kowaad 27:3 macnaha guud