Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 27:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu isyidhi, Maalin uun baan gacanta Saa'uul ku dhiman doonaa; haddaba wax iiga wanaagsan ma jiro inaan dalka reer Falastiin u baxsado mooyaane; oo Saa'uulna wuu iga quusan doonaa, oo mar dambe xuduudka reer binu Israa'iil oo dhan igama doondooni doono; oo saas ayaan gacantiisa kaga baxsan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 27

arki Samuu'eel Kowaad 27:1 macnaha guud