Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 26:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu Daa'uud ku yidhi, Wiilkaygii Daa'uudow, waad barakaysan tahay. Hubaal xoog baad yeelan doontaa, waadna guulaysan doontaa. Dabadeedna Daa'uud waa iska tegey, Saa'uulna meeshiisuu ku noqday.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 26

arki Samuu'eel Kowaad 26:25 macnaha guud