Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 26:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu yidhi, Waan dembaabay, wiilkaygii Daa'uudow, iska noqo, waayo, anigu mar dambe wax ku yeeli maayo, maxaa yeelay, maanta naftaydu qaali bay kula noqotay. Bal eeg, waan nacasoobay oo aad iyo aad baan u qaldamay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 26

arki Samuu'eel Kowaad 26:21 macnaha guud