Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 26:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War waxan aad samaysay ma wanaagsana. Rabbiga noloshiisaan ku dhaartaye waxaad istaahishaan dhimasho, maxaa yeelay, ma aydaan dhawrin sayidkiinna ah Rabbiga kiisa subkan. Haddaba bal fiiriya boqorka warankiisii iyo kusaddiisii biyaha oo madaxiisa ag yiil.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 26

arki Samuu'eel Kowaad 26:16 macnaha guud