Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 26:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas aawadeed Daa'uud wuxuu Saa'uul madaxiisii ka ag qaatay warankii iyo kusaddii biyaha; kolkaasay tageen, oo ninnaba ma arkin, lamana ogayn, oo midna ma toosin, waayo, kulligood way wada hurdeen, maxaa yeelay, waxaa xagga Rabbiga kaga soo degtay hurdo weyn.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 26

arki Samuu'eel Kowaad 26:12 macnaha guud