Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 26:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo waxaa Saa'uul Gibecaah ugu yimid kuwii reer Siif, iyagoo leh, Miyuusan Daa'uud ku dhuuman buurta Xakiilaah, oo lamadegaanka ku hor taal?

2. Markaasaa Saa'uul kacay, oo wuxuu ku dhaadacay cidladii Siif, isagoo wata saddex kun oo nin oo reer binu Israa'iil laga soo doortay, inuu Daa'uud ka soo doondoono cidlada Siif.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 26