Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 25:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna markuu maqlay in Naabaal dhintay ayuu yidhi, Waxaa mahad leh Rabbigii Naabaal caydii uu i caayay iiga soo aarguday, oo anoo addoonkiisa ah shar iga celiyey; Naabaalna xumaantii uu samaynayay Rabbigu isaguu ku celiyey. Markaasuu Daa'uud cid u diray Abiigayil oo kala hadlay siduu u guursan lahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 25

arki Samuu'eel Kowaad 25:39 macnaha guud