Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 25:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waan ku baryayaaye, sayidkaygiiyow, ha ka fikirin ninkan waxmataraha ah ee Naabaal la yidhaahdo, waayo, sida magiciisu u yahay weeye isaguna; magiciisu waa Naabaal oo waxaa isaga ku jirta nacasnimo, laakiinse anigoo ah addoontaada ma aanan arkin nimankii dhallinyarada ahaa oo aad soo dirtay, sayidkaygiiyow.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 25

arki Samuu'eel Kowaad 25:25 macnaha guud