Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 23:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Saa'uulna wuxuu maray buurta dhankeedii soke, Daa'uud iyo raggiisiina waxay mareen buurta dhankeedii shishe, oo Daa'uudna wuu dhaqsaday inuu u cararo cabsi uu Saa'uul ka qabo aawadeed, waayo, Saa'uul iyo raggiisii waxay u hareereeyeen Daa'uud iyo raggiisii inay qabtaan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 23

arki Samuu'eel Kowaad 23:26 macnaha guud